DEG DEG: Xildhibaan goor dhow toogasho lagu dilay iyo faahfaahino ka soo baxaya

Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo ka mid ahaa xubnaha Golaha degaanka Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa caawa lagu dilay isla magaaladaas. Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanka ay rasaas ku fureen rag hubeysan oo weerar ku soo qaaday, xili uu ku sugnaa meel ku dhow hoygiisa. Dableyda dilka fulisay ayaa la sheegay iney ku baxsadeen gaari … Continue reading DEG DEG: Xildhibaan goor dhow toogasho lagu dilay iyo faahfaahino ka soo baxaya